Wafdi ka socda Turkiga oo gaaray Kismaayo iyo Mashaariic laga fulinayo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa  shir gudoomiyay Shir lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee dhinacyada Samafalka adeegyada hormarinta iyo amaanka ee Jubbaland. Mas’uuliyiinta labada gole ee Dowlada iyo xubno kala duwan ayaa kulanka ku matalayay Jubbaland iyadoo dhinaca Turkigana ay kasocdeen Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar iyo Xog-hayaha … Continue reading Wafdi ka socda Turkiga oo gaaray Kismaayo iyo Mashaariic laga fulinayo (Daawo Sawirada)